Dhageyso: Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Hotelka Makka Al Mukarrama, duqeyntii Madaxtooyada iyo arrimo kale.

Saturday March 02, 2019 - 20:20:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Hotelka Makka Al Mukarrama, duqeyntii Madaxtooyada iyo arrimo kale.

    Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo xiriir ahaa oo ciidamada Xarakada ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo xiriir ahaa oo ciidamada Xarakada ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.


Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id ku sheegay in weerarkii Hoteelka Makka Al Mukarrama ay ku dileen illaa 45 qof oo kawada tirsan dowladda Federaalka, Abuu Muscab wuxuu sheegay in goobta weerarku ka dhacay ay aheyd Wakri ay cadowgu ku kulmaan sida uu sheekhu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale Taliska ciidanka ayaa si faah faahsan uga hadlay dib ugurashada ay ciidamada gummeysiga Kenya ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Gedo.


Wuxuu sheegay in ciidanka Kenya iyagoo dabada jeedinaya ay isaga firxadeen deegaanka Faafaxdhuun islamarkaana ay ka raranyihiin deegaanka Buusaar ayna tallaab adag ka qaadi doonaan oo aysan bixi doonin iyagoo bad qaba.

Related Items