Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Miraha Laga Dhaxlay Federalisimka.

Friday March 15, 2019 - 19:03:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Miraha Laga Dhaxlay Federalisimka.

    Diiradda jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa mawaadiic muhim ah. Todobaadkan waxaa lagu lafa guray Federalisimka gobolada qaar ee dalka laga hir galiyay iyo mir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa mawaadiic muhim ah. Todobaadkan waxaa lagu lafa guray Federalisimka gobolada qaar ee dalka laga hir galiyay iyo miraha laga dhaxlay.


Ku Degso Tayo Sare Diiradda Jimcaha 15-03-2019

Ku Degso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 15-03-2019

Related Items