Qarax Gaari looga Gubay Ciidamada Burundi Oo Ka Dhacay Duleedka Balcad Sh/dhexe.

Saturday March 16, 2019 - 11:09:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qarax Gaari looga Gubay Ciidamada Burundi Oo Ka Dhacay Duleedka Balcad Sh/dhexe.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax xooggan oo markale lagula beegsaday deegaan katirsan Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax xooggan oo markale lagula beegsaday deegaan katirsan Sh/dhexe.

Wararka ka imaanaya duleedka degmada Balcad ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ku socdaalayay inta udhaxaysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxu uu burburiyay gaari gaashaaman oo ay la socdeen ciidamada Burundi, qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow deegaanka Haan Sheekh.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay saaka goobta qaraxu ka dhacay ay ka jiideen gaarigii gaashaamnaa ee shalay laga gubay.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items