Sawirro: Dhismaha Safaaradda Jabuuti Oo laga furay Degmada Cabdi Casiis Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday March 17, 2019 - 14:52:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dhismaha Safaaradda Jabuuti Oo laga furay Degmada Cabdi Casiis Ee Magaalada Muqdisho.

    Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xarigga looga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xarigga looga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti.


Ismaaciil Cumar Geelle oo ah madaxweynaha dowladda dabadhilifka Jabuuti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wufuud kale oo ka socday dowladaha shisheeye ayaa goob joog ka ahaa munaasabaddii lagu furayay dhismaha safaaradda dowladda Jabuuti oo kuyaal degmada Cabdi Casiis.

Geelle oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in dowladdiisu ay marwalba barbar taagantahay dowladda Federaalka, Jabuuti ayaa kamid ah dowladaha qeybta ka ah duullaanka ay ciidamada shisheeye kusoo qaadeen dalka Soomaaliya.


Ciidamada Jabuuti ayaa gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ka wada gummeysi lagu laray falal anshax xumo waxayna bulshada Soomaaliyeed ku dhax faafinayaan fuxshi dhan walba ah iyagoo kaabaya ciidamada gummeysiga Itoobiya sidaas oo ay tahay waxay sheegtaan in ay yihiin ciidan Nabad ilaalineed.






Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items