Sawirro: Mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab Oo ka qeyb galay Xaflad lagu abaal marinayay Arday.

Tuesday March 19, 2019 - 20:45:12 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab Oo ka qeyb galay Xaflad lagu abaal marinayay Arday.

    Munaasabad ballaaran oo lagusoo gunaanadayay machadka Shareecada ee Tacliimta sare ayaa lagu qabtay degmada Buula Fuulaay ee wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ballaaran oo lagusoo gunaanadayay machadka Shareecada ee Tacliimta sare ayaa lagu qabtay degmada Buula Fuulaay ee wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.

 


Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa hadiyado qaali ah lagu guddoonsiiyay illaa 124 Arday oo ka qalin Jebiyay Machadka Alshareecah.

Mas'uuliyiintii munaasabadda ku sugnaa waxaa kamid ahaa Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdi Raxmaan iyo Sheekh Suldaan Aala Muxamed, mas'uuliyiinta iyo waxgaradkii munaasabadda ka hadlay ayaa boggaadiyay macaahidda shareecada lagu barto ee ka jira wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfuta iyo bartamaha Soomaaliya.


















































 



Related Items