Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo ka hadlay Baqa Cararka Ciidanka Kenya Ee Gedo iyo Dagaalkii Balcad.

Wednesday March 20, 2019 - 06:48:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo ka hadlay Baqa Cararka Ciidanka Kenya Ee Gedo iyo Dagaalkii Balcad.

    Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray dib ugurashada ciidamada Melleteriga Kenya ee deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo iyo dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Balcad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray dib ugurashada ciidamada Melleteriga Kenya ee deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo iyo dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Balcad.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa shir Jaraa'id oo uu ku qabtay ku faah faahiyay howlgallada ka dhanka ah ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadkad dowladda ee ka socda gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.


Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Sh.Abuu Muscab ama hoos ka dhageyso


Related Items