Dhageyso: Mas'uul Katirsan Wasaaradda G/dhigga Oo Ku Jees Jeesay Ciidamada Mushaar la'aanta ugadooday.

Thursday March 21, 2019 - 13:50:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Mas'uul Katirsan Wasaaradda G/dhigga Oo Ku Jees Jeesay Ciidamada Mushaar la'aanta ugadooday.

    Kumanaan katirsan maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay gadood ka sameeyay inta badan degmooyinka iyo deegaannada gobolka Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan katirsan maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay gadood ka sameeyay inta badan degmooyinka iyo deegaannada gobolka Sh/dhexe.

Maleeshiyaadka oo wata gaadiidka Tiknikada ayaa isugu tagay degmada Balcad iyo Xerada Hiilweyne halkaas oo ay warbaahinta kula hadleen.

Mid kamida saraakiisha wasaaradda Gaashaandhigga ayaa arrintan siyaab leh uga hadlay, wareysi uu siiyay Idaacadda Alfurqaan ayuu ku sheegay in ciidamadu aysan garayneyn waxa ay udagaallamayaan.

Halkan ka degso Wareysiga ama Hoos Ka dhageyso



Related Items