Daawo Video: Barnaamijka Xiisaha badan Ee Dhaqasho Waa Geel.

Thursday March 21, 2019 - 20:25:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Barnaamijka Xiisaha badan Ee Dhaqasho Waa Geel.

    Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo la yiraahdo (Dhaqasho Waa Geel).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo la yiraahdo (Dhaqasho Waa Geel).



Waa barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Geela iyo Geelleyda ku nool qeybo kamid ah gobolada Soomaaliya.

Waxaa la daawan karayaa muddo 35 daqiiqo iyo 55 ilbiriqsi ah, isagoo soo bandhigaya faa’iidooyinka ku jira dhaqashada Geela.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay wariye Cabdullaahi Soomaali, waxaana uu soo bandhigayaa macluumaad badan oo dhaqashada Geela ku saabsan.

Hoos Ka Daawo Video-ga oo aad uxiisa badan







Related Items