Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Gadoodka Ciidamada DF Ee Jiidaha Kasoo Baxay.

Friday March 22, 2019 - 19:13:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Gadoodka Ciidamada DF Ee Jiidaha Kasoo Baxay.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo ka tarjimaya hadba xaaladda taagan. Usbuucan waxaa lagu lafa guray ciidamada dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo ka tarjimaya hadba xaaladda taagan. Usbuucan waxaa lagu lafa guray ciidamada dowladda ee kasoo baxay degmooyinka iyo degaankada qaar ee gobolada Sh/dhexe iyo Sh/hoose.


Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Col. Maxamad Axmad Xassan oo kamid ah saraakiisha Milatariga DF, Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan iyo Nabadoon Max’ed Ax’ed Guuleed.

Ku Degso Tayo Sare Diiradda jimcaha 22-02-2019

Related Items