Dhulgariir aan Khasaara geysan oo ka dhacay Wadanka Kenya.

Monday March 25, 2019 - 08:21:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhulgariir aan Khasaara geysan oo ka dhacay Wadanka Kenya.

    Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dhulgariir khafiif ah oo aan gaysan wax khasaara ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dhulgariir khafiif ah oo aan gaysan wax khasaara ah.



Dhulgariirka oo darajadiisa lagu sheegay 4 ayaa laga dareemay magaalooyinka waaweyn ee wadanka sida Nairobi, Mombasa, Kilifi, Malindi, Lamu iyo Diani.

Warbaahinta maxalliga Kenya waxay sheegtay in malaayiin qof ay dareemeen dhulka oo ruxmay balse majirin khasaara weyn oo ka dhashay dhulgariirkan marka laga reebo waddooyinka qaar oo dildilaacay.



Afhayeen uhadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in ay wadaan qiimeyn ku saabsan saameynta uu dhulgariirkani ku reebay bulshada wadanka balse wuxuu saadaaliyay in uusan geysan dhibaato sidaasi uweyn.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

 

Related Items