Maxay Al Shabaab U Weerartaa Hoteellada Magaalada Muqdisho Su'aashaas iyo Su'aalo kale Waxaa Ka Jawaabaya Sh.Cali Dheere [Dhageyso].

Saturday March 30, 2019 - 22:04:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Maxay Al Shabaab U Weerartaa Hoteellada Magaalada Muqdisho Su'aashaas iyo Su'aalo kale Waxaa Ka Jawaabaya Sh.Cali Dheere [Dhageyso].

    Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu sheekh Cali dheere siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu uga hadlay arrimo muhiim ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali dheere Afhayeenka Al Shabaab
Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu sheekh Cali dheere siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu uga hadlay arrimo muhiim ah

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa ka Jawaabay su'aalo dhowr ah oo ay kamid yihiin sababta ay ciidamada Xarakadu marwalba u weeraraan qaar kamida hotelladda waaweyn ee kuyaal magaalada Muqdisho.

Wuxuuna wacad ku maray in howlgallada ay dagaalyahanadoodu ka wadaan caasimadda ay sii xoojin doonaan ayna meel walba ku beegsanayaan askarta dowladda iyo ciidamada shisheeye.

Sidoo kale Sheekh Cali dheere ayaa ka hadlay baqa cararka ciidamada gummeysiga Kenya ay ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.



Halkan ka degso Wareysiga oo dhameystiran MP3

Related Items