Dhageyso: Dad Ka Badbaaday Weerarkii Ciidanka Mareykanka Ee Deegaanka Ugunji oo Warbaahinta lahadlay.

Friday April 05, 2019 - 13:51:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dad Ka Badbaaday Weerarkii Ciidanka Mareykanka Ee Deegaanka Ugunji oo Warbaahinta lahadlay.

    Dad ka bad baaday toogasho ay maleeshiyaadka Bangaraafta iyo ciidamada Mareykanka ka geysteen deegaan katirsan Sh/Hoose ayaa ka warbixiyay sidii ay wax u dhaceen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad ka bad baaday toogasho ay maleeshiyaadka Bangaraafta iyo ciidamada Mareykanka ka geysteen deegaan katirsan Sh/Hoose ayaa ka warbixiyay sidii ay wax u dhaceen.

Shacabka ku dhaqan deegaanka Ugunji oo hoos yimaad degmada Janaale ayaa warbaahinta u sheegay in maleeshiyaadka Bangaraafta ee Mareykanku carbiyay ay kula kaceen gabood fallo ayna burburiyeen guryo iyo gooba ganacsi waxaana sii dheer toogasho ay ku dileen qof  shacab ah oo la socday gaari rakaab ah.

Halkan ka dhageyso Wareysiyo laga qaaday dadka deegaanka MP3

Related Items