Ganacsatada Muqdisho Oo beeniyay hadal kasoo yeeray R/Wasaare Kheyre.

Wednesday April 10, 2019 - 10:55:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsatada Muqdisho Oo beeniyay hadal kasoo yeeray R/Wasaare Kheyre.

    Qaar kamid ah Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa beeniyay hadal dhawwaan kasoo yeeray R/wasaaraha dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo ahaa in ay dowladdu guday lacag deyn ah oo lagu lahaa taas oo gaaraysa 100 milyan oo doollar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa beeniyay hadal dhawwaan kasoo yeeray R/wasaaraha dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo ahaa in ay dowladdu guday lacag deyn ah oo lagu lahaa taas oo gaaraysa 100 milyan oo doollar.



Ganacsatada ayaa sheegay in ay la yaabeen hadalka kasoo baxay Xasan Cali Kheyre maadama iyaguba ay dowladda ku leeyihiin lacag gaareysa 10 milyan oo dollaeka Mareykanka ah.

 

Waxay intaa ku dareen Ganacsatada in aysan jirin wax lacag ah oo ay dowladdu u gudday iyagoona sheegay in hadlakaas ay ka maqleen Warbaahinta.

Halkan ka dhagayso qaar kamid ah Ganacsatada oo Warbaahinta la hadlay.


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items