Daawo Video: Maamulka Hirshabelle Oo Xaqiijiyay in Dowladda Itoobiya ay leexisay Biyaha Wabiga Shabeelle.

Wednesday April 10, 2019 - 19:28:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Maamulka Hirshabelle Oo Xaqiijiyay in Dowladda Itoobiya ay leexisay Biyaha Wabiga Shabeelle.

    Maamulka isku magacaabay Hirshabelle ayaa markii ugu horraysay ka hadlay biya la'aanta baahsan ee kajirta degmooyin iyo deegaanno katirsan Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka isku magacaabay Hirshabelle ayaa markii ugu horraysay ka hadlay biya la'aanta baahsan ee kajirta degmooyin iyo deegaanno katirsan Sh/dhexe.

Wabiga Shabelle ayaa sanadkii sedaxaad oo xiriir ah guray waxaana larumeysanyahay in arrinkaas ay mas'uul ka tahay dowladda Xabashida Itoobiya oo leexisay biyaha wabiga.

Max'med Waare oo ah madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa xaqiijiyay in dowladda Itoobiya ay leexisay biyaha wabiga arrinkaas oo saameyn daran ku reebay dadka ku dhaqan wabiga Jiinkiisa.

Hoggaanka dowladda Federaalka ayuu ugu baaqay in ay arrinta faragelin ku sameyso oo ay Itoobiya kala hadasho leexinta ay ku heyso biyaha Wabiga Shabelle oo biyihiisu ka yimaadaan dhanka Buuraha fog ee Itoobiya.


Hoos ka Daawo Waare oo arrimahaas ka hadlaya


Related Items