Al Shabaab iyo 'Jubbaland' Oo Ku Dagaallamay Duleedka magaalada Kismaayo.

Monday April 15, 2019 - 19:24:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab iyo 'Jubbaland' Oo Ku Dagaallamay Duleedka magaalada Kismaayo.

    Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe ku leeyihiin duleedka Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe ku leeyihiin duleedka Kismaayo.

Wararka ka imaanaya deegaanka Baarka ayaa sheegaya in iska hor'imaad xooggan uu maanta halkaas ku dhaxmaray ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka rasaas xooggan oo labada dhinac is dhaafsanayeen, shalay ayay aheyd markii qarax lala eegtay gaari ay wateen ciidamada maamulka 'Jubbaland' ee deegaanka Buula Guduud.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items