Daawo Video: Macallin Dugsi Qur'aan Oo taageero ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed.

Tuesday April 16, 2019 - 11:35:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Macallin Dugsi Qur'aan Oo taageero ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed.

    Maamulka Madarasada diiniga Al Qamar oo kutaal deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa ka codsaday dadka muxsiniinta ah in ay ka gacan siiyaan iibinta dhulka Madarasadu si KMG ah ugu shaqeyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Madarasada diiniga Al Qamar oo kutaal deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa ka codsaday dadka muxsiniinta ah in ay ka gacan siiyaan iibinta dhulka Madarasadu si KMG ah ugu shaqeyso.

haddii aad doonayso in aad gacan ka geysato dhismaha Madarasadan la xiriiri Macalin Maxamed Shariif oo ah maamulaha Madarsada islamarkaana laga helo Taleefan Lambarka +252618004479

sidoo kale waxaad kula xiriiri kartaa Whattsapp iyo IMO ama toos uwac

Hoos Ka Daawo Video Macallinka oo Farriin diraya


Related Items