Maxkamad Islaami Ah Oo 100 Jeydal Ku Xukuntay Nin Gabar Ku Kufsaday deegaan Katirsan Gobolka Baay.

Thursday April 18, 2019 - 10:16:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Maxkamad Islaami Ah Oo 100 Jeydal Ku Xukuntay Nin Gabar Ku Kufsaday deegaan Katirsan Gobolka Baay.

    Maxkamadda ku dhaqanka shareecada Islaamka ee wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool ayaa xukun xadu Zina ah ku fulisay Ruux kufsi ugeystay qof dumar ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda ku dhaqanka shareecada Islaamka ee wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool ayaa xukun xadu Zina ah ku fulisay Ruux kufsi ugeystay qof dumar ah.

Fagaare kuyaal deegaanka Dalandoolle ee gobolka Baay shalay gelinkii dambe waxaa lagu Tacziiray wiil 16 sana jir ah oo lagu magacaabo Ibraahim Nuuroow Isxaaq.

Qaadiga Maxkamadda islaamiga ah oo xukunka goob fagaare ah ka akhrinayay ayaa sheegay in Ibraahim oo aan horay guur soomarin uu kufsaday mid kamida dumarka ku dhaqan deegaanka Dalandoole.

Ninkan falka Zinada ah geystay ayaa lagu dhuftay 100 Jeydal waxaana laga masaafuriyay deegaankii uu falka Zinada ah ka geystay sida ay farayso shareecada islaamka.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items