Dhibaatada Heysta Soomaalida Koonfur Africa [Dhagayso Warbixin]

Monday April 22, 2019 - 10:39:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibaatada Heysta Soomaalida Koonfur Africa [Dhagayso Warbixin]

    Wadanka Koonfur Africa waxaa ku nool Soomaali badan oo sanadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay dalkaas, waxaana heysta dhibaatooyin kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Koonfur Africa waxaa ku nool Soomaali badan oo sanadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay dalkaas, waxaana heysta dhibaatooyin kala duwan.



Dhibaatada ugu badan ee laga soo sheego dalkaas waa in Soomaalida la dilo, hantidoodana la boobo, mana jirto illaa iyo hadda cid si rasmi ah uga hadashey dhibaatadaas, marka loo eego dowladda Koonfur Africa iyo xitaa tan dowladda federaalka ee sheegata iney matasho Soomaalida.

Warbixintan waxaan kusoo gudbin doonnaa dhibaatooyinka rasmiga ah ee heysta Soomaalida, iyadoo ay ka sheekeynayaan dad ku nool Koonfur Africa, inagoona soo bandhigi doonna baaq iyo talooyin muhiim ah oo ku socoda Umadda Soomaaliyeed ee ku dhibaatoonaya wadankaas.

Halkan ka dhagayso Warbixin Dhibaatada heysata Soomaalida koonfur Afrika 



Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Related Items