Dagaal Xooggan Oo Markale ka dhacay Qoryooleey.

Tuesday April 23, 2019 - 10:53:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Xooggan Oo Markale ka dhacay Qoryooleey.

    Xoogag aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale weerar ku qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale weerar ku qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.


Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay duleedka degmadaas ku dhaxmareen ciidamada Uganda iyo xoogaga Al Shabaab, dadka deegaanka ayaa sheegay in dhowr jiho laga weeraray saldhigga ciidamada shisheeye.

Jugta madaafiicda iyo rasaas xooggan oo labada dhinac isdhaafsanayeen ayaa laga maqlayay deegaanno ka fog Qoryooleey balse illaa iyo hadda lama oga khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items