Farmaajo Oo Booqasho kedis ah ku tagay Magaalada Asmara.

Wednesday April 24, 2019 - 19:02:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Oo Booqasho kedis ah ku tagay Magaalada Asmara.

    Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale socdaal aan horay loosii shaacin ku tagay wadanka Eritrea ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale socdaal aan horay loosii shaacin ku tagay wadanka Eritrea ee dhaca bariga qaaradda Afrika.


Max'med Cabdulaahi Farmaajo oo uu wehliyo Cabdi Raxmaan Goodax Barre wasiirka Waxbarashada ayaa saaka ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Asmara waxaana halkaas kusoo dhoweeyay Isias Afewerki oo ah madaxweynaha dalka Eritrea.

Socdaalka Farmaajo ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay kulamo lagu shirqoolayo shacabka soomaaliyeed oo horay ay wadankaas ugu yeesheen madaxda dowladda Itoobiya iyo Eritrea.

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa horay usaxiixay heshiis dhigayay in Soomaaliya lagu daro wadamada Eritrea iyo Itoobiya, waxaa xusid mudan in Farmaajo uu dowladda Itoobiya siiyay Afar dekadood oo ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items