Hoggaamiyaasha DF iyo Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Magaalada Garoowe.

Saturday May 04, 2019 - 11:37:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaasha DF iyo Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Magaalada Garoowe.

    Madaxda ugu sarraysa dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dabadhilifyada ah ee kajira dalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda ugu sarraysa dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dabadhilifyada ah ee kajira dalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garowe.

Xasan Cali Kheyre, Farmaajo iyo dhammaan madaxda maamul goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal halkaas oo uu ka furmi doono shir lagu xallinayo khilaafka siyaasadeed ee dhinacyadaas u dhaxeeya.

Saciid Deni oo ah madaxweynaha maamulka isku magacaabay Puntland ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in maamulkiisu martigeliyo shir looga arrinsanayo arrimaha Soomaaliya.

Maamul goboleedyada ayaa ka biya diidan qaabka ay wax umaamulaan Farmaajo iyo Kheyre, bishii lasoo dhaafay ayay hoggaamiyaasha maamullada waxay tageen magaalada Nairobi halkaas oo ay kulasoo kulmeen safiirrada ka socda waxa loogu yeero Beesha Caalamka.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items