Weerar lagu qaaday Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen Duleedka Mandheera.

Saturday May 04, 2019 - 21:59:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar lagu qaaday Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen Duleedka Mandheera.

    Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka NFD ayaa kujira gummeysiga dowladda Kenya
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab ay cagta mariyeen saldhig ciidan oo kuyaal inta u dhaxaysa degmada Mandheera iyo deegaanka Carabiya.

illaa iyo hadda faah faahin dheeri ah kamasoo bixin khasaaraha ka dhashay weerarka balse warbaahinta Kenya ayaa qirtay in Al Shabaab ay weerar ka fulisay duleedka Mandheera.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha'Allaah

Related Items