Dhageyso: Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo Jeediyay Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan

Sunday May 05, 2019 - 14:07:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo Jeediyay Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan

    Malaayiin qof Muslimiin oo ku nool daafaha caalamka ayaa isku diyaarinaya in berri ay bilaabaan soonka Bishara Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malaayiin qof Muslimiin oo ku nool daafaha caalamka ayaa isku diyaarinaya in berri ay bilaabaan soonka Bishara Ramadaan.

Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf ayaa Jeediyay Kalimad Cusub oo uu uga hadlayo Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna muslimiinta ugu baaqay in ay ka faa'iideystaan Acmaasha inta lagu guda jiro Ramadaan.

Halkan ka degso Kalimadda ama hoos ka dhageyso


Related Items