Daawo Video: 41 Qof Russian ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Magaalada Moscow.

Monday May 06, 2019 - 07:08:30 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: 41 Qof Russian ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Magaalada Moscow.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Ruushka oo kamid ah wadamada qaaradda Yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Ruushka oo kamid ah wadamada qaaradda Yurub.


Ugu yaraan 41 qof  Russian ah ayaa dhimatay kadib markii diyaarad nuuca rakaabka ah ay ku gubatay garoonka diyaaradaha Sheremetyevo ee magaalada Moscow.

Saraakiisha gurmadka degdegga Ruushka ayaa skeehay in diyaaradda dab qabsaday kadib markii ay si kedis ah ugu degtay garoonka diyaaradaha Moscow waxayna ka kala go'day dhaxda, 78 qof rakaab ah ayaa la socday diyaaradda Superjet-100 markii uu dabku qabsanayay.

Dabka ayaa la sheegay in uu ka dhashay cillad farsamo oo ka timid dhanka matoorka diyaaradda balse illaa iyo hadda dowladda Ruushka faah faahin dheeri ah kama bixin shilkaan diyaaradeed, muuqaallo Video ah ayaa muujinayay diyaaradda oo gudaha garoonka ku gubanaysa.


Hoos Ka Daawo Muuqaalka diyaaradda Burburtay



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items