Dhageyso: Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah oo Ku Saabsan Axkaamta Ramadaanka Q.1aad .

Monday May 06, 2019 - 09:21:30 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah oo Ku Saabsan Axkaamta Ramadaanka Q.1aad .

    Ramadaan Kariim ayaan leenahay dhammaan Akhristayaasha ku taxan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ramadaan Kariim ayaan leenahay dhammaan Akhristayaasha ku taxan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo.

Haddii Rabbi idmo inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaan idiinsoo gudbin doonaa duruus ku saabsan Ramadaanka si muslimiintu faa'iideystaan Axkaamta Ramadaanka.

Duruustan waxaan kasoo qaadan doonaa Idaacadda islaamiga Alfurqaan waana duruus dhaxalgal ah, maanta waxaan idiinsoo gudbinaynaa Su'aalo iyo Jawaabo muhiim ah oo dhammaantood khuseeya Ramadaanka waxaana su'aalaha ka Jawaabaya Sheekh C/raxmaan Firin.

Halkan ka degso Su'aalaha iyo Jawaabaha  Q.1aad ama hoos ka dhageyso



Related Items