Roobab Lagu diirsaday Oo Caawa ka da'ay Magaalada Muqdisho.

Tuesday May 07, 2019 - 21:52:32 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab Lagu diirsaday Oo Caawa ka da'ay Magaalada Muqdisho.

    Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa caawa ka da'aya dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa caawa ka da'aya dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Roobabka oo ah kuwa aad uxooggan ayaa bilaawday caawa fiidkii waxayna roobabkan imaanayaan xilli kuleyl daran ay ka sheeganayeen dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Raxmadda Rabbi ee caawa hoortay ayay addoomada Alle ku diirsadeen waxaana waddooyinka waaweyn ee magaalada caasimadda ah qulqulaya xareedda Roobka.

Kumanaan kun qof oo maalmihii lasoo dhaafay dhib ku qabay Kuleylka qorraxda iyo huubka  ayaa caawa ku qaboowsanaya Raxmadda Rabi, xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayuu si rasmiga xilliga Guga uga curtay Muqdisho iyo deegaannada ku hareeraysan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items