Ogeysiis: Barnaamij ku saabsan sida ay usoomaan Muslimiinta Caalamka oo Maalin walba aan soo gudbin doono.

Wednesday May 08, 2019 - 07:28:55 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Barnaamij ku saabsan sida ay usoomaan Muslimiinta Caalamka oo Maalin walba aan soo gudbin doono.

    Dadka ku taxan shabakadda SomaliMeMo waxaan ugu bishaaraynaynaa in maalin walba aan usoo gudbin doono Barnaamij qiima badan oo loogu magac daray "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka ku taxan shabakadda SomaliMeMo waxaan ugu bishaaraynaynaa in maalin walba aan usoo gudbin doono Barnaamij qiima badan oo loogu magac daray "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka"

Barnaamijka oo aan kasoo qaadanayno mid kamida Idaacadaha islaamiga ah wuxuu banaamijkan cagta soo marinayaa sida Muslimiinta caalamka ugutaan bisha barakaysan ee Ramadaanka, maalin walba waxaa lasoo qaadan doonaa sida ay usoomaan muslimiinta ku dhaqan mid kamida wadamada caalamka.

Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Haddii Rabbi Idmo Barnaamijka waxaan soo dhigi doonaa Websiyada shabakadda iyo Baraha aan bulshada ku leenahay sida Twitter,Youtube, iyo Telegram

ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram-ka @Somalimemo

Haddii aad faah faahin dheeri ah ubaahato nagalasoo xiriir
Email: [email protected]

Related Items