Dowladda Itoobiya Oo dhisatay Ciidamadii ay ku qabsan laheyd Xeebaha dalka Soomaaliya [Wareysi].

Wednesday May 08, 2019 - 08:46:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dowladda Itoobiya Oo dhisatay Ciidamadii ay ku qabsan laheyd Xeebaha dalka Soomaaliya [Wareysi].

    Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay dhisatay ciidamada Badda Ujeedkuna uu yahay in ay qabsadaan dekado kuyaal geeska qaaradda Afrika oo Soomaaliya kamid tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa Soomaaliya ugacan gelinaya Itoobiya
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay dhisatay ciidamada Badda Ujeedkuna uu yahay in ay qabsadaan dekado kuyaal geeska qaaradda Afrika oo Soomaaliya kamid tahay.

Aqoonyahan C/Qaadir Cali Yaroow oo wax badan kala socda damaca fog ee dowladda Xabashida Itoobiya ka leedahay dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamadan ay diyaarsatay Xukuumadda Addis Ababa lagu qabsan doono xeebaha dalka Soomaaliya.

Dowlado ay kamid yihiin Yahuudda, Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Itoobiya ka gacan siinaya dhismaha ciidamada Badda, sanaddii 2018 Farmaajo ayaa Abiy Axmed usaxiixay Heshiis Itoobiya u ogolaanaya in ay la wareegto 4 dekadood oo kuyaal dalka Soomaaliya.


Halkan ka degso Q.1aad ee wareysiga aqoonyahan C/qaadir Yaroow ama hoos ka dhageyso


Related Items