Dhageyso Warbixin: Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Ruushka? wax badan ka ogaaw

Wednesday May 08, 2019 - 09:31:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin: Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Ruushka? wax badan ka ogaaw

    Waa Barnaamij qiima badan oo loogu magac daray "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Barnaamij qiima badan oo loogu magac daray "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka"
Barnaamijka oo aan kasoo qaadanayno Idaacadda Andalus  wuxuu  cagta soo marinayaa sida Muslimiinta caalamka ugutaan bisha barakaysan ee Ramadaanka, maalin walba waxaa lasoo qaadan doonaa sida ay usoomaan muslimiinta ku dhaqan mid kamida wadamada caalamka.

Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Maanta Barnaamijka waxaa lagu lafa gurayaa sida ay usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka wadanka Ruushka oo kamida wadamada ugu waaweyn caalamka.


Halkan ka degso  Barnaamijka ama Hoos ka dhageyso


Related Items