Dhageyso: Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah oo Ku Saabsan Axkaamta Ramadaanka Q.3aad .

Wednesday May 08, 2019 - 22:10:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah oo Ku Saabsan Axkaamta Ramadaanka Q.3aad .

    Kusoo dhowaada qeybta 3aad ee Su'aalo iyo Jawaabo ku saabsan Bisha Ramadaan, su'aalahan ayaa muhiim u ah qofka muslimka ah ee sooman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusoo dhowaada qeybta 3aad ee Su'aalo iyo Jawaabo ku saabsan Bisha Ramadaan, su'aalahan ayaa muhiim u ah qofka muslimka ah ee sooman.


Duruustan waxaan kasoo qaadan doonaa Idaacadda islaamiga Alfurqaan waana duruus dhaxalgal ah, maanta waxaan idiinsoo gudbinaynaa Su'aalo iyo Jawaabo muhiim ah oo dhammaantood khuseeya Ramadaanka waxaana su'aalaha ka Jawaabaya Sheekh C/raxmaan Firin Xafidahullaah

Halkan ka degso Su'aalaha iyo Jawaabaha Q.3aad 

Related Items