Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Wadanka Kenya? [Dhageyso Warbixin].

Friday May 10, 2019 - 15:09:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Wadanka Kenya? [Dhageyso Warbixin].

    "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Maanta Barnaamijka waxaa lagu lafa gurayaa sida ay usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka wadanka Kenya oo kamida wadamada ugu waaweyn qaaradda Afrika, xalqadan oo xiisa gaar ah leh ayaad waxbadan uga ogaan kartaan xaaladda Muslimiinta Kenya.

Halkan ka degso Barnaamijka ama Hoos ka dhageyso

Related Items