Sawirro: Mashruuc lagu Afuriyo dadka Fuqarada ah oo laga Hirgeliyay Magaalada Jilib.

Saturday May 11, 2019 - 22:19:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mashruuc lagu Afuriyo dadka Fuqarada ah oo laga Hirgeliyay Magaalada Jilib.

    Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa magaalada Jilib ka hir galisay Mashruuc muhiim ah kaasi oo ah mid lagu afurinayo dadka Masaakiinta Muslimiinta ah ee Sooman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa magaalada Jilib ka hir galisay Mashruuc muhiim ah kaasi oo ah mid lagu afurinayo dadka Masaakiinta Muslimiinta ah ee Sooman.


Mashuuracan ayaa soconaya inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,iyadoo arintaan ay si aad ah uga faa ideysanayaan dadka Masaakiinta ah.

Sidoo kale Afuridda waxaa barbar socday Dacwo diini ah iyadoona duruus kala duwan oo diini ah ay qaadanayaan dadka usoo Afur doonanayo goobta.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.



Related Items