Sawirro:Kumanaan Maxaabiis Muslimiin Sunniga Ah Oo Laga Xureeyay Xabsiyada Shiicada Ciraaq.

Sunday June 15, 2014 - 11:18:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Kumanaan Maxaabiis Muslimiin Sunniga Ah Oo Laga Xureeyay Xabsiyada Shiicada Ciraaq.

    Markii ugu horreysay ayaa warbaahinta loosoo bandhigay kumanaan maxaabiis muslimiin ah oo muddo sanada ah ku xirnaa Xabsiyada xukuumadda shiicada wadanka Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiis lagasoo xureeyay Xabsiyada shiicada Muusil Ciraaq.
Markii ugu horreysay ayaa warbaahinta loosoo bandhigay kumanaan maxaabiis muslimiin ah oo muddo sanada ah ku xirnaa Xabsiyada xukuumadda shiicada wadanka Ciraaq.

inkabadan 6000 oo maxaabiis muslimiin ah ayaa laga xureeyay xabsiyo hay’adaha Argagaxisa ladirirka ku lahaayeen magaalada Muusil ee waqooyiga Ciraaq.

Barta Twitterka wilaayada Naynawa ee dowladda Islaamiga ah (ISIS) ayaa lagusoo bandhigay maxaabiista lasoo xureeyay oo xaflad loo dhigay iyagoo ku biiraya mujaahidiinta iyo waqtigii lasoo xureynayay.

Farxadda ayaa haraysay malaayiin muslimiinta sunniga Ciraaq kadib markii wiilashooda lasoo xureeyay,shiicada Rawaafidda ayaa muddo sanada ah gumeysi ku hayay muslimiinta balse maalmo ka hor ayay ka xuroobeen gumeysigii lagu hayay.


 

______11__small.jpg

______12__small.jpg

______13__small.jpg

______14__small.jpg

______15__small.jpg

______16__small.jpg

______17__small.jpg

______18__small.jpg

______19__small.jpg

______21__small.jpg

______22__small.jpg

______24__small.jpg

______25__small.jpg

______28__small.jpg

______29__small.jpg

______30__small.jpg

______31__small.jpg

______32__small.jpg

______33__small.jpg

______34__small.jpg

______35__small.jpg

______37__small.jpg

______38__small.jpg

______39__small.jpg

______40__small.jpg

______41__small.jpg

 

Isha Sawirada: @Nynwa_news

Related Items