Dhageyso: Ciidamada Dowladda oo Hooyo iyo Gabadheed ku kufsaday deegaanka Bariire ee Sh/Hoose.

Saturday May 18, 2019 - 22:21:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Ciidamada Dowladda oo Hooyo iyo Gabadheed ku kufsaday deegaanka Bariire ee Sh/Hoose.

    Wuxuu ahaa fal naxdin leh oo ciidamada dowladda Federaalka ay kula kaceen Afar dumar ah oo ku safrayay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu ahaa fal naxdin leh oo ciidamada dowladda Federaalka ay kula kaceen Afar dumar ah oo ku safrayay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.


Dumarka lakufsaday waxaa kamid ah hooyo iyo gabadheeda arrinkaas oo si aad ah ay ucambaareeyeen waxgaradka Soomaaliyeed, dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Mareykaku uu tababaray ay gaari BL ah kala degeen dumarka ah kadibna ay si jamaaci ah ugu kufsadeen Bariire.

Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Sh/Hoose in ay ka dhiidhiyaan falkan foosha xun ee ka dhanka ah dadka Birimi geydada ah.


Inta badan degmooyinka iyo deegaannada ku jira gacanta ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka dhaca xadgudubyo ka dhan ah dumarka Soomaaliyeed.

Halkan ka degso Warbixin ku saabsan Kufsiga Bariire ama Hoos ka dhageyso



Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items