Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Wadanka Hindiya ? [Dhageyso Warbixin].

Sunday May 19, 2019 - 13:16:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka Wadanka Hindiya ? [Dhageyso Warbixin].

    "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.


Maanta Barnaamijka waxaa lagu lafa gurayaa sida ay usoomaan Muslimiinta ku dhaqanka wadanka Hindiya oo kamida wadamada ugu waaweyn qaaradda Asia.

Muslimiinta kunool wadanka Hindiya waxaa lagu qiyaasaa 210 milyan oo qof kuwaas oo ku kala firirsan gobollada kala duwan ee wadanka.

Hoos ka dhageyso Warbixinta sida ay usoomaan Muslimiinta Hindiya ama halkan Guji



Related Items