Muslimiinta kunool Wadamada Scandinavian-ka oo 22 saacadood xiriir ah soomaya [dhageyso Warbixin].

Monday May 20, 2019 - 21:43:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta kunool Wadamada Scandinavian-ka oo 22 saacadood xiriir ah soomaya [dhageyso Warbixin].

    "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Xalqadan waxaa lagu falanqeynayaa sida ay muslimiinta ku dhaqan wadamada qaaradda Yurub gaar ahaan Iskaandaneefiyaanka ugu taan waajibka soonka.

Muslimiinta kunool wadamo ay kamid yihiin Sweden iyo Denmarka ayaa soomaya in kabadan 22 saacadood xiriir ah waxaana ku yiri habeenka oo maalmaha ayaa aad u badan.

Hoos ka dhageyso warbixinta ama halkan Guji

Related Items