Muslimiinta Wadanka Arjantiin oo Bisha Ramadaan soomaya 9 Sacadood oo qura [Dhageyso Warbixin].

Tuesday May 21, 2019 - 16:31:19 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta Wadanka Arjantiin oo Bisha Ramadaan soomaya 9 Sacadood oo qura [Dhageyso Warbixin].

    "Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka" Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.


Xalqadan waxaa lagu falanqeynayaa sida ay muslimiinta ku dhaqan wadanka Arjantiin ee qaaradda America sida ay ugu taan waajibka soonka.

Muslimiinta Arjantiin waxay soomaan maalin walba muddo 9 saacadood xiriir ah waana kuwa ugu waqtiga gaaban caalamka marka loo eego saacadaha ay soomaan.

Halkan ka degso warbixinta ama hoos ka dhageyso


Related Items