Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo ka hadlay Qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Hareeraha Madaxtooyada.

Wednesday May 22, 2019 - 22:15:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo ka hadlay Qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Hareeraha Madaxtooyada.

    Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab sheekh Cabdil-caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir jaraa'id ku faah faahiyay howlgalkii barqinimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab sheekh Cabdil-caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir jaraa'id ku faah faahiyay howlgalkii barqinimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada.


Afhayeenku wuxuu sheegay in howlgalkaas Nafhurnimada ah uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, ayna ku dileen 27 ruux, oo isuga jira saraakiil, siyaasiyiin iyo ciidamo katirsan dowladda.

Sheekh Abuu Muscab wuxuu sidoo kale soo hadla qaaday howlgallo kale oo saacadihii lasoo dhaafay ay fuliyeen ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab ka fuliyeen gobollada dalka.

Wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay magaalada Muqdisho ka dhigtay xabsi dusha sare ka feydan sidaas oo  tahay ay ciidamadoodu ka dhax duseen difaacyadii dhagaxaanta ka sameysnaa ee lagu dhereriyay waddooyinka soo gala madaxtooyada.

Hoos ka dhageyso Shirka Jaraa'i ee Sheekh Abuu Muscab ama halkan Guji



Related Items