Axmed Madoobe Oo lagu Weeraray duleedka Magaalada Kismaayo.

Thursday May 23, 2019 - 19:21:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe Oo lagu Weeraray duleedka Magaalada Kismaayo.

    Wararka ka imaanaya deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar dhabbagal ah uu lakulmay hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar dhabbagal ah uu lakulmay hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Xoogag katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa wadada ugalay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Axmed Madoobe oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka 'Jubbaland'.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ay maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo xoogaga Al Shabaab ku dhaxmareen wadada xiriirisa deegaannada Baarka iyo Buula Guduud.

lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay duleedka Kismaayo balse Axmed Madoobe ayaa isagoo bad qaba dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items