Daawo Video: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay tartannada Qur'aanka Q.2aad.

Friday May 24, 2019 - 22:39:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay tartannada Qur'aanka Q.2aad.

    Mu'asasada AlKataa'ib ayaa baahisay Juzkii 2aad ee Filimaan Lagu soo gudbinayo Tartankii Quraan Akhriska ee Ramadankii la soo dhaafay ka dhacay wilaayaatka Islaamiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib ayaa baahisay Juzkii 2aad ee Filimaan Lagu soo gudbinayo Tartankii Quraan Akhriska ee Ramadankii la soo dhaafay ka dhacay wilaayaatka Islaamiga.

Xalqadan ayaa lagu soo badhiygaa ardayda ka qeybgashay tartankii 15-ka Juz, waxaana ka soo muuqanaya arday aad u da'yar oo ay ka muuqato aqoon, karti iyo firfircooni.

Toos ugu daawo Facebook

Related Items