Dhageyso: Suldaan Garyare oo si qota dheer uga hadlay daan daansiga Itoobiya ee Soomaaliya.

Thursday May 30, 2019 - 20:47:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Suldaan Garyare oo si qota dheer uga hadlay daan daansiga Itoobiya ee Soomaaliya.

    Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si qota dheer uga hadlay tallaabooyinkii ay ku kacday dowladda Xabashida Itoobiya ee ay ku baabi'isay khariiradda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si qota dheer uga hadlay tallaabooyinkii ay ku kacday dowladda Xabashida Itoobiya ee ay ku baabi'isay khariiradda Soomaaliya.



Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sawirro iyo qoraallo ay ku baahisay barteeda Internetka waxay sheegtay in aysan aqoonsanayn dal ladhaho Soomaaliya iyadoona maamullada Puntland iyo Somaliland u aqoonsatay dalal madax banaan.

Suldaan Garyare ayaa arrintaan ku tilmaamay waaqica dhabta ah ee ka tarjumaya siyaasadda Xabashida Itoobiya oo iska dhaadhicisay in ay leedahay dalka Soomaaliya wuxuu farriin udiray shacabka Soomaaliyeed.



Halkan ka degso Wareysiga Garyare MP3

isha Maqalka: Radio Alfurqaan

Related Items