Dhageyso: Muxaadaro ku saabsan Aadaabta Ciidda Waxaa Jeedinaya Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf.

Saturday August 10, 2019 - 14:36:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxaadaro ku saabsan Aadaabta Ciidda Waxaa Jeedinaya Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf.

    Maalmaha barakaysan ee ciidaha ayaa leh adaab ay shareecada islaamka noo jidaysay haddaba akhristayaasha SomaliMeMo waxaan usoo xulnay darsi gaaban oo si faah faahsan uga hadlaya Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmaha barakaysan ee ciidaha ayaa leh adaab ay shareecada islaamka noo jidaysay haddaba akhristayaasha SomaliMeMo waxaan usoo xulnay darsi gaaban oo si faah faahsan uga hadlaya Ciidul Adxaa.

Berri waa maalinta koowad ee munaasabadda Barakaysan ee Ciidda sidaas daraadeed maalmaha ciidaha waxay leeyihiin aadaab sharci ah oo loo baahanyahay in sida ay loo guto.


Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah culimada Soomaaliyeed  ayaa jeediyay muxaadaro qayim ah oo muslimiinta ku baraarujinaysa qaabka xoola qalka ama udhxiyada.

Halkan ka degso kalimadda ku saabsan Aadaabta Ciidul Adxaa MP3

Related Items