Soomaaliya oo looga Diyaar garoobay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Monday June 03, 2019 - 16:36:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo looga Diyaar garoobay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

    Magaalooyinka dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aaddan munaasabadda ciidul fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalooyinka dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aaddan munaasabadda ciidul fidriga.

Malaayiin shacab ah oo ku dhaqan magaalooyinka waaweyn ee dalka ayaa isku diyaarinaya munaasabadda maalinta Ciiddul Fidriga.

Suuqyada lagu iibiyo dharka nuucyadiisa kala duwan iyo goobaha macmacaanka ayaa laga dareemayaa mashquul zaa’id ah.

Magaalada Muqdisho waxay kamid tahay magaalooyinka waaweyn ee soomaaliya oo looga diyaar garoobayo munaasabadda Ciidul Fidriga, sidoo kale wilaayaatka islaamiga ah ayaa iyana kamid ah meelaha laga dareemayo dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee Ciidda

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]



Related Items