Bisha Shawaal oo Soomaaliya laga arkay Al Shabaab oo ku dhawaaqday in Berri ay tahay Maalin Ciid ah.

Monday June 03, 2019 - 20:50:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bisha Shawaal oo Soomaaliya laga arkay Al Shabaab oo ku dhawaaqday in Berri ay tahay Maalin Ciid ah.

    Maktabka qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta A- Shabaab ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinta beri ee Talaadada ah ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fidri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maktabka qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta A- Shabaab ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinta beri ee Talaadada ah ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fidri.


Magaalooyin iyo deegaanno dhaca Koonfurta Soomaaliya ayaa laga arkay bisha Shawaal, waxaana caawa Maktabka qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab uu Muslimiinta uu shaaciyey in maalinta berito ay u dabaal degaan munaasabada ciidda.

Wilaayaatka laga arkay curashada bisha Shawaal waxaa kamid ah Sh/hoose, Jubooyinka iyo Wilaayada Baay iyo Bakool, halkaas oo qaar ka mid ah dadkii Muslimiinta ahaa ee arkay ay u xaqiijiyeen maktabka Qadaha ee Xarakada Al-Shabaab.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items