Filo Sawirr: Sidee Looga Ciiday Wilaayaatka Islaamiga Soomaaliya..

Tuesday June 04, 2019 - 11:34:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Filo Sawirr: Sidee Looga Ciiday Wilaayaatka Islaamiga Soomaaliya..

    Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa qaabka looga ciiday wilaayaatka dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa qaabka looga ciiday wilaayaatka dalka Soomaaliya.

Wariyaasha SomaliMeMo ayaa ku mashquulsan soo gudbinta Sawirrada damaashaadka ciidanka iyo khudbadaha ay jeediyeen mas’uuliyiinta mujaahidiinta.

Maanta oo ah maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul Fidriga ayaa laga damaashaadayaa dhammaan magaalooyinka soomaaliya iyo tuulooyinka.
Kumanaan shacab ah ayaa salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday magaalooyinka lagu maamulo sharciga Islaamka iyadoona ciriiri uu kajiro magaalooyinka gumeysiga kujira.

Waxaan idiinsoo gudbin doonnaa Muuqaallo iyo warbixinno ku saabsan sida looga ciiday magaalooyinka kala ah.


Sh/Hoose

1-Kuunya Barroow 2-Awdheegle 3 Kunturwaareey 4-Sablaale 5-Tooratooroow 6-Janaale 7-Daaru Salaam iyo Mubaarak

Sh/Dhexe

1-Aadan Yabaal 2-Ruun-nirgood 3 Gamboole 4-Towfiiq Ex.Masaajid Caliguduud 5- Fiidoow 6-Alkowthar
Jubbada dhexe.

1-Bu'aale 2-Jilib 3-Salagle 4 Saakoow 5-Hargeysa Yareey

Jubbada Hoose

1-Jamaame 2-Kabsuuma 3-Xagar 4-Badhaadhe,Santaara iyo deegaanno kale

Hiiraan

1-Buq-aqable 2-Moqakori  3-Ceel Cali 4-Shaaw 5-Mukeylle 5- Booco

Bay iyo Bakool

1-Diinsoor 2-Tayeegloow 3-Buurdhuxulle 4-Ufuroow 5-Labaatan Jiroow 6-Dalandoolle 6-Buula Fuulaay 7-Ceelgaras 8- Tayeegloow

Galguduud

1-Ceelbuur 2-Ceeldheer 3-Ceelgaras 4-Galcad 5-Wabxo 6-Xiindheere 7-Jacar 8-Bargaan 9- Galhareeri

Mudug

1-Xarardheere 2-jowllo 3-Caad 4- Dabagalo
Gedo

1-Ceel Cadde 2-Ilberto 3-Ceel Cillaan 4-Tuulo Barwaaqo 5-Buusaar 6-Faafaxdhuun 7-Shanqaloow

Naga filo goordhaw insha’allaah

Related Items