Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.

Tuesday June 04, 2019 - 15:16:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.

    Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Fidriga, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Fidriga, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa shacabka laciiday, carruur iyo ciroole ayaa la arkayay iyagoo Buq Aqable ku damaashaadaya, qaar kamid ah haweenka magaalada ayaa iyana qeyb weyn ka qaadanayay damaashaadka.









Related Items