Daawo Sawirro: Mahrajaan loogu dabaal degayay Munaasabadda Ciidda oo ka dhacay Magaalada Ceelbuur.

Wednesday June 05, 2019 - 21:33:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Mahrajaan loogu dabaal degayay Munaasabadda Ciidda oo ka dhacay Magaalada Ceelbuur.

    Dhammaan wilaayaadka islaamiga ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda dabaal degyo ballaaran oo ay sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan wilaayaadka islaamiga ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda dabaal degyo ballaaran oo ay sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.

Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgudud waxaa maanta gelinkii dambe ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud

Shacabka ayaa soo bandhigay ciyaaro kala duwan sida dhera jabiska,kubadda cagta iyo bootin dhammaan ciyaarahaas ayaa qeyb ka ah fantasyaha munaasabadda ciidul Fidriga waxaana ciyaarahaas kamid ahaa Farda Fuulka,dheri jabinta,xarig jiidka iyo kuwa kale.


Fantasyaha ayaa ahaa kuwa ay dadku ku muujinayeen farxadooda ciidul Fidriga, mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Galguduud ayaa dadkii ka qeyb qaatay tarmada guddoonsiiyay abaalmarinno qaali ah.


























Related Items