Video+Sawirro: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Moqokiri Ee Ciidamada Dowladda lagu Gummaaday.

Wednesday June 05, 2019 - 22:33:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Moqokiri Ee Ciidamada Dowladda lagu Gummaaday.

    Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahinteed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay qeybta 7aad ee silsiladda واغلظ عليهم 7

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahinteed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay qeybta 7aad ee silsiladda واغلظ عليهم 7

Filimkan oo ah mid ladaawan karo qadar 16 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa dagaalkii lagu gummaaday ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanaddii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Alkataa'ib waxay soo bandhigaysaa muuqaallo banaanka soo dhigaya taakdarida ciidamada dowladda Federaalka kuwaas oo goobta dagaalka isaga firxanaya iyagoo wata gaadiidka dagaalka.

Toos ugu daawo Filimka Facebook 

ama halkaan ka Daawo toos
Halkan ka degso MP4





















Related Items