Shacabka Soomaaliyeed Oo dareen isku mid ah ka muujiyay Boobka ay dowladda Itoobiya ku heyso Shidaalka Somaligalbeed.

Monday June 10, 2019 - 12:09:29 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Soomaaliyeed Oo dareen isku mid ah ka muujiyay Boobka ay dowladda Itoobiya ku heyso Shidaalka Somaligalbeed.

    Dhagaystayaasha idaacadda Al-Furqaan ee jooga dalka iyo dibadiisa ayaa ka hadlay ansixintii uu baarlamaanka Itoobiya ansixiyay saamiga ay ku leeyihiin shidaalka hodanka ku ah dhulka Soomaali-galbeed ee ku jira gumeysiga Xabashida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhagaystayaasha idaacadda Al-Furqaan ee jooga dalka iyo dibadiisa ayaa ka hadlay ansixintii uu baarlamaanka Itoobiya ansixiyay saamiga ay ku leeyihiin shidaalka hodanka ku ah dhulka Soomaali-galbeed ee ku jira gumeysiga Xabashida.


Dadkan oo lasoo xiriiray Idaacadda Al-Furqaan ayaa si yaabo kala duwan u eegay warkaas, balse waxay isku waafaqeen hoostana ka xariiqeen in Itoobiya ay tahay dowlad cadow ku ah Soomaaliya, ayna dooneyso iney kheyraadkeena boobto.

Waxay sheegeen in aaney waxba ka jirin saamiga 50% ee uu baarlamaanka Itoobiya sheegay in ay ku leeyihiin shidaalka Soomaaligalbeed taas caksigeedana ay ku han weynyihiin iney xureeyaan guud ahaan dhulka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso Aragtiyada dadweynaha ee ku aaddan Boobka shidaalka Somaligalbeed MP3

Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Related Items