Weeraro khasaara dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay oo ka dhacay degmada Buurhakaba.

Thursday June 13, 2019 - 17:44:00 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro khasaara dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay oo ka dhacay degmada Buurhakaba.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gudaha degmada Buurhakaba lagula beegsaday maleeshiyaad katirsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gudaha degmada Buurhakaba lagula beegsaday maleeshiyaad katirsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed.


Weerarkan oo ahaa qarax ayaa lagu weeraray maleeshiyaad goob isbaara ah uga sugnaa degmada Buurhakaba ee gobolka Baay sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Jugta qarax xooggan ayaa mar qura laga maqlay degmada Buurhakaba waxaana xigay rasaas ay furayeen ciidamada maamulka Koonfur galbeed ee qaraxa lagu beegsaday.

Dhanka kale xoogaga Al Shabaab ayaa gudaha degmadaas ku dilay nin lagu magacaabi jiray Mukhtaar Subagle kaasi oo ka mid ahaa Ergadii soo dooratay xildhibaanada dowladda Federaalka  ee laga soo doortay dhanka maamulka Koonfur galbeed .


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items